Masuul ka tirsan Maamulka K/Galbeed iyo qof kale oo caawa lagu dilay Afgooye

Labo qof oo midkood uu ahaa Nuur Faarax (Nuur Xawaad) oo ahaa Isku-duwihii Wasaaradda Maaliyadda Koonfur Galbeed Soomaaliya ee degmada Afgooye ayaa caawa siyaabo kala duwan lagu dilay degmadaasi. Warar iskhilaafsan ayaa ka soo baxaya sida uu u dhacay dilka Marxuumka kuwaasoo qaarkood sheegayaan inuu ka dambeeyay Askari ka tirsan ciidamada amniga, halka warar kalana … Continue reading Masuul ka tirsan Maamulka K/Galbeed iyo qof kale oo caawa lagu dilay Afgooye